Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Madaxtooyo looga dhisayo Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha madaxtooyadda Soomaaliya ku yeelaneyso ee Magaaladda Baydhabo. Madaxtooyadan dhismaheeda la dhagax dhigay ayaa lagu wadaa in si casri ah loo dhiso, waxaana xarun madaxtooyo u noqon doontaa madaxweynaha Soomaaliya. Lacagta ku baxeysa dhismaha madaxtooyada Soomaaliya ku … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Madaxtooyo looga dhisayo Baydhabo (Sawirro)